Fariintan Ayuu Ka Tagay Sacuudiyaankii Weeraray FLorida

-

Wakaaladda “AFP” ayaa daboolka ka qaaday fariin halis ah oo uu ka tagay Maxamed Al-shamraani oo ah ninkii Sacuudiyaanka ee weerarka ka geystay Florida Maeykanka.

Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

AFP ayaa sheegtay in Alshamraani uu ka tagay fariin gaaban oo Tuwiterkiisa uu ku daabacay ka hor inta uusam weerarka fulin.

Alshamraani ayaa saacado ka hor weerarka qoray erayadan “sida aad ogtihiin anniga waxa aan ka soo horjeeda sharta, Mareykankana waa umaddii sharta”.

Isaga oo intaasi ku daray “kuguma necbi in aad tahay muwaadin Mareykan ah darteed iyo in aad xorriyad ku nooshahay, laakin waxa kugu necbahay oo kaliya in aad taageersantahay danbiyada dowladiina ee ka dhanka ah bani’aadinimada”.

Maxamed Alshamraani ayaa weerarka ku dilay 3 askari oo Ameerikaan ah isaga oo wixii intaasi ka dambeeyey is dilay.

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...