Farmaajo Ka dib Siyaasigee Aamini Karnaa !

-

Qeyb  ahaan maya ! ma jiro qof aan aamini karno taariikhda ayaana na bareysa, hadii si guud loo hadlana siyaasiyinta oo dhan waxa ay fuliyeen wax qalbikooda ku jira(Danahooda) mana ka fikiraan taada iyo teyda midna.

Xaqiiqonews.com

Marka ay afka kala furaanba waxa ay ku dhawaaqayaan been, dantooda waa hal u jeedo oo kaliya(in ay dadka u sheegaan waxa ay jeclaan lahaayeen in ay dadka maqlaan si iyaga markale loo soo doorto).

Inta ugu badan siyaasiyiinta waa beenaalayaal waxa ayna xirfad u leeyihiin “Laba bogleynta” wax kasta ay sheegayaana waxa uu xiriir la leeyahay riyadooda gaarka ah “Dib-u doorashadooda”,

Halkan hoose waa qaar ka mid ah wararka siyaasadda la xariira ee Somalia.

Axmed Madobe oo Dowladda Xiriirka u jaray

Sharif Sikin oo Dib isku soo sharxay

Farmaajo Oo Safar U baxay

Xaaf oo beeniyey Xil ka qaadistiisa

Ciwaanadaaso iyo kuwa kale waa waxa siyaasiyiinta ka dhigeen n aan nacno, hase ahaatee waxaa iyadana is weydin mudan “Siyaasiyiinta oo dhan miyaan la aamini karin ?

Waa arin aan xikmad aheyn in aan derbiga ku riijiyeyno buraash aad u bulaaran, inkastoo wedyiinta aad tahay mid guud hase yeeshe jawaabtu waxa ay noqoneysaa mid gaar ah oo ku xiran xaalad cayiman.

wxaana wili jira siyaasiin wanaagsan hase ahaate kuwa wanaagsan had iyo jeer waa “Shuuqsanayaal”.

Wararka U Dambeeyey

Muuqaal..Maxay Rakaabkan Diyaaradda U Riixayaan?

Muuqaal ka mid ah kuwa ugu cajiibsan, dalka Nepal waxaa baraha bulshada lagu baahiyey diyaarad ay rakaabka dabada ka...

Hadii Aad Aragto Riyooyinkan..Dhaqso Dhaqtar U Tag

Khubarro ka tirsan xarunta "Sleep cycle center" ee fadhigeedu yahay gobolka Teksas ee Mareykanka ayaa sheegay in riyada ay...

Dilka Shacabka Oo Lagu Tartamaayo!

Rasaasta ciidanka Df-ka ayaa dishay 3 qof oo shacab ah gudaha magaalada Muqdisho, halka gantaal hoobiye ah oo ...

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...