Farmaajo oo Booqanaya Maanta Goob Dowladii Kacaanka ay ku Xeri Jirtay Itoobiyaankii Dagaalada lagu…

-

Degaanka laanta buuro oo ka tirsan shabeelaha hoose oo hadda ay daganyihiin ciidamada dowladda ayaa ka mid ah goobaha farmaajo uu maanta booqasho ku tagaayo.
warar hoose oo ay heshay shabakadda baahisa wararka qarsoon ee xaqiiqonews ayaa sheegaya in qorshaha booqashasda farmaajo ay qeyb ka yihiin degaano badan sida booqaho la filaayo in uu farmaajo ku tago Daru-Salam oo ah goobtii lagu dilay askarigii mareekanka ahaa iyo waliba degaanka laanta buuro ooo fadhiisan u ah ciidanka dowladda.
Laanta buuro oo ka tirsan shabeelaha hoose ayaa horay u aheyd goob la iskugu keeni jiray maxaabiista itoobiyaanka ah ee lagu soo qabqabto dagaalada balse degaankan ayaa iminka ah fadhiisan ciidankA DOWLADA ay daganyihiin iyadoo la xasuusto bilihii u danbeeyey in uu degaanka martigeliyey weeraro dhowr ah oo ay alshababku ku soo qaadeen.
waxaana dhowr mar alshabab ay halkaasi ka qaateen saanad iyo baabuur dagaal.
Si kastaba ha ahaatee farmaajo oo ku labisan dareeska milateriga ayaa hadda ku sii socdo Degaanka Laanta buuro wallow saraakiisha qaabilsan amaanka madaxweyanaha ay cabsi badan ka qabaan suurtgalnimada weerar dhabbo gal ah oo alshabaabku soo qaaadaan.

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...