Farmaajo Oo Farageliyey qaabka Looga Ciidi lahaa Muqdisho iyo Cabsi ka Dhalatay in….

-

Waxaa suuqyada muqdisho qaarkood gaar ahaan xaafadaha dowladda ku xoogantahay lagu kala iibsanayaa dhar lagu soo xardhay magacyada qaar ka mid ah madaxada dowladda.
waxaa baraha bulshada ay kuwad xariirto qabsaday sawirka surwaal jeenis ah oo dusha sare loogu qoray” farmaajo 2017″.
dhanka kale waxaa jira jira isku joog ka gooban shaar iyo surwaal oo iyana lagu dul sawiray calanka soomaaliya iyadoona lagu qoray” Farmaajo iyo Kheyre collection”

Shabkadda baahisa wararka qarsoon ee xaqiiqonews ayaa heshay in arimahani ay ka danbeeyaan ganacsato ku heeb labada mas,uul ee ugu sarreysa dowladda.

si kastaba ha ahaatee waxaa jirta cabsi soo food saartay qaar ka mid ah dadkii Iibsaday Labiskan ka dib markii la shaaciyey warar aan la xaqiijin oo ku saabsan in la dilay wiil Iibsaday suraalka farmaajo.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...