Farmaajo oo safarkii 8-aad Berri U baxay#Ogow Xagee buu aadayaa

-

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa la’ogaaday In uu Maalinta Beri ah oo Taariikhda ay tahay 20 Bisha MAY uu u bixi doono Safarkii 8-aad ee Dalka uu kaga dhoofayo.
farmaajo ayaa Boqolkiisa maalmood ee inta uu madaxtinimada haayey waxaa ka dhiman 7 maalin taas oo ka dhiggeysa in farmaajo uu tobonkii maalmoodba uu galay hal safar.
Madaxweynaha iyo Wafdi balaaran uu hoggaaminayo ayaa la filayaa in ay beri u amba baxaan Magaalada Riyaad ee Wadanka Sacuudiga.
Madaxweyne Farmaajo ayaa ka qeyb geli doona Shirka Hoggaamiyaasha Carabta iyo Dowlada Mareykanka oo uu dhankooda ka imaayao Donld Trump.
Shirkan ayaa waxaa la qabtaa Sanadkii hal jeer markaas oo ay ka qeyb galayaan Hoggaamiyaasha Carabta iyo Madaxweynaha Mareykanka ee Markaas Talada Haya.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...