Farmaajo OO sheegay In uu Muqdisho Ka bilaabi Doono dhaqan laga soo Tagay Waqtigii…

-

Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa shaaca ka qaaday in qorshaha mudada afarta sano ee soo socota ay tahay in magaaladda Muqdisho ay noqoto halka ugu qurxoon.
Isagoo ka hadlayay munaasabada xuska dhalinyarada ee Muqdisho lagu qabtay, ayuu madaxweynaha DFS sheegay inuu doonayo in qof walba uu bishii huro labo saac oo uu uga qeyb qaadanayo nadaafada Muqdisho.
Waxaa uu yiri” Magaalada Bilicdeeda waxaan kusoo celineynaa inaan bilowno, dalkaaga wax uqabo, awal hore waxaa ay aheyd iskaa Wax uqabso, waxaan idinka codsanayaa qof walba oo muwaadin ah inuu labo saac bishii uu geliyo nadaafada magaaladda”
Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in isaga uu bilaabayo shaqadaas ah Dalkaaga Wax uqabo, isla markaana uu ka shaqeynayo nadaafada caasimadda.
“Anagaa bilaabeyna, anigaa ugu horeeya, laba saac qof walba inuu gurigiisa ka hor qaado qashinka”ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.
Hadalka Madaxweynaha ayaa kusoo aadaya xili sanadihii ugu dambeeyay ay soo hagaageysay bilicda magaaladda Muqdisho.

Wararka U Dambeeyey

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...