Muuqaal Lagu baahiyey baraha bulshada ayaa waxaa ka soo muuqday nin u duceynaya Farmaajo iyo Kheyre.
Xaqiiqonews-Muuqaalo
Erayada uu isticmaalaya ninkani ayaa dhaliyey dood iyo khilaaf xoog leh ka dib markii uu yiri ” Alahuma Sali calaa Farmaajo wacalaa Ahli Kheyra”
Halakni Hoose Ka Daawo Muuqaalka
FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada