Farsamo Karoona Fayrus Lagu Dili Karo Wax Ka Yar 30 Ilbiriqsi

-

Daraasad cusub ayaa shaaca ka qaatay in layka LED, uu dili karo fayruska Karoona wax ka yar 30 ilbiriqsi gudahood, sida lagu sheegay cilmi baaris ay sameysay jaamacadda Tel Aviv ee Israel.


XAQIIQO NEWS- SAYNIS

Daraasaddan oo lagu sheegay in ay tahay tii ugu horeysay ee nooceeda ah, ayaa muujisay sida shucaaca danabeysan ee loo yaqaan “Ultraviolet” uu u yahay mid wax tar leh.

Baarayaasha waxaa darseen wax tarka laba mowjadood oo iftiin ah kuwaasi oo dilay fayruska Karoona.

Sidoo Kale Aqri: Dadka Karoona Ka Bogsaday Oo ilkahooda Calaamaddan Lagu Arkay

Wax ka yar 30 ilbiriqsi, iftiin dhirir mowjadeedkiisu uu yahay 265 nanometer ayaa awood u yeeshay in uu burburiyo 99.9% dhammaan waxyaabihii sababaayey cudurka fayruska.

Waxaa xusid mudan digniinta khubarada ay ka digayaan in qofka uusan iftiinkan iskaga isticmaalin gurigiisa si fayruska u dilo, waxaana la leeyahay waxaa habboon in iftiinka la adeegsanayaa uu noqdo mid loogu talagalay in uusan dhib gaarsiinin dadka.

Wararka U Dambeeyey

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...

Dhagaxii Ceel Cali Waxa Uu Dhulka Ku Soo dhacay 50,000 Sano Ka Hor!

Sida ay lagu ogaaday baritaano ay si wada jir ah u fuliyeen jaamacadda almaas ee magaalada Muqdisho iyo baarayaal...

Qof Walbo Waxa Uu Cadaalad U Raadinayaa Ikraan Tahlill Marka Laga Reebo Farmaajo

La taliyihii hore amniga ee Farmaajo, Xuseen Cali oo hadda madax ka ah machadka daraasaadka ee Hiraal ayaa sheegay...