FATWO CAJIIB AH: Sheikh Baneeyey in aad u galmooto xaaskaaga ooo geeriyootay

-

Jaamacadda Azhar ayaa go,aansatay in ay u yeerto si su,aalo la weydiiyo Dr sabri Ra,uuf oo bare ka ah jaamacadda gaar ahaan kuliyadda dirsaadka islaamka ka dib markii sheikha uu faafiyey dhawaan fatwo dad badan ka yaabstay oo u baneyneysa ninka in uu galmooda xaaskiisa iyada ooo geeriyootay isagoo arintaasi ugu yeeray”معاشرة الوداع،”(Baashaalka sagootinta).

Dood badan ayey kicisay fatwada sheikha labadii maalin ee la soo dhaafay waxaana Dr Axmed Xusni guudoomiyaha gudiga Anshaxa jaamacadda uu sheegay in ugu danbeyntii jaamacadda ay go,ansatay in loo yeero Sheikh Sabri si su,aalo loogu weydiiyo arintani muranka badan dhalisay.

Dr Moham,ud Muhni oo ah xubin ka tirsan hey,adda culimada Aduunka ayaa jeediyey hadal dhaleeceyn ah isagoo sheegay in islamka aysan ka mid aheyn waxa lagu magacaabay” Baashaalka sagootinta”

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...