FBI-da oo markii ugu horeeyey baahisay sawirada burburkii wasaaradda difaaca(Batakoonka mareekanka) weerarkii 11 SEP

La Wadaag Asxaabtaada

HAy,adda baritaanada mareekanka ee heer fadaraal FBI ayaa baahisay burburkii soo gaaray wasaaradda difaaca mareekanka ee BATAKOONKA weeraradii 11 september.
sawirradani oo ahaa mamnuuc in la baahiyo islamarkaana laga qariyey saxaafadda ayaa hadda la baahiyey.
11 semtember ayaa mareekanka waxa ay u aheyd maalin murugo ah ka dib weeraro is miidaamin ah oo ay kala kulmeen rag ka tirsanaa alqaacidda.
Weerarada oo ku wajahnaa afar goobood oo mareekanka ah oo kala ah Labada daarood ee mataanaha ahaa iyo xarunta difaaca mareekanka BATAKOONKA iyo waliba aqalka cad ayaa weerarada ka dib waxa uu baahiyey mareekanka in la fashiliyey weeraradaii aqalka cad iyo kii Batakoonka iyadoo saxaafadda loo diiday in ay sawirro ka qaataan Batakoonka iyo aqalka cad balse 15 SANO KA DIB mareekanka ayaa baahinya sawirro Wasaaradda Batakoonka oo gubaneysa isla markaana burbur lixaad leh uu ka soo gaaray weerarkii 11 SEPtember
Halkan hoose ka daawo sawirradda burburka wasaaradda Difaaca BATAKOONKA.



SAWIR LAGA QAADAY BATAKOONKA MAALMO KA DIB WEERARKA



[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada