Wariyaha Caanka ah ee Aljaziira Feysal Qaasim ayaa Tuwiterka Ku qoray Erayo dab ah oo uu ku jeejeesaayo Sacuudiga.
Xaqiiqonews-Wararka Dibadda
Waxaa uu yiri “Waxaan ka cabsanayaa in aabihii Tuwiterka Trump in uu biri sacuudiga la yimaado warqadda lacag bixinta, si sacuudiga looga qaado lacagta diyaaraddii burburtay ee Mareykanka, qiimaheedu waxa uu ahaa $200, howsha ma fududa”
Sidoo kale Aqriso: sidan-ayuu-sacuudiga-uga-hadlay-geerida-maxamed-mursi