Ficil Ay Sameeyaan Dadka Japan Oo Cimriga Dheeraaya !!

-

Dadka ayaa si khalad ah u aaminsan in shaqada iyo daalka ay wax yeeleeyaan  caafimaadka isla markaana ay soo dadajiyaan cimriga oo gaabta, hase yeeshee aqoon yahan rer Japan ah oo dhintay July-adii la soo dhaafay isagoo gaaray da,da 105,  ayaa wax badan u faafaahiyey dadka jecel cimri dheereynta.

Xaqiiqonews.com-Caafimaadka.

Sida laga soo xigtay  Business Insider, madaxweyne  sharfeedkii hore ee  jaamacadda Leok ee Japan, Shigeki Hindohara, ayaa sheegay in hawlgabka xilliga hore uusan sii dheereynin nolosha bini’aadamka-sida  ay aaminsan yihiin dadka caadiga ah.

Waa kan dhaqtar caafimaad oo ka hadlay tijaabada rer Japan, markii da,da holwgabka la dhigaayey  65 sano, isku celcelis da,da dhimashada ee wadankan indha yarta ah waxa ay aheyd 68 sano, balse faqri weyn ayaa soo baxay sanado ka dib waxa ayna d,ada celceliska dhimashada gaartay 84 sano.

Hindohara ayaa ka fadhiisan shaqada xitaa markii da,diisa ay weynaatay, waxaase arin yaab leh ah hadii aad ogaato in Hindohara uu shaqeyn jiray 18 saacadood maalin walbo isaga oo aan wax nasasho ah sameynin.

Aqoonyahanka Geeriyooday higeki Hindohara waxa uu ka digi jiray miisaanka badan, quraacdana ma cuni jirin waxa aan ka aheyn koob qaxwo ah iyo galaas caano ah, iyo qaaddo salaad Zeytuun ah taasi oo uu aaminsanaa in ay saameyn ku leedahay caafimaadka maskaxda.

Marka la gaaro qadada ninkan cimriga dheer ee reer Japan ayaa cuni jiray qeyb yar oo macmacaan ah iyo caano yar, marmarna maba qadeyn jirin maxaa yeelay shaqada ayuu u arki jiray waxa ugu muhiimsan noolashiisa.

Cashada marka ay tahay waxaa caado u aheyd in uu cuno Bariis iyo Malaay, markase laga hadlo Hilibka  maba cuni jirin  waxa aan ka aheyn 100g todobaadkii oo dhan.

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...