Filim Cabsi Badan: Alshabaab oo Muuqaal Ka Sameyeeyey dagaalkii Balad xaawo

La Wadaag Asxaabtaada

Mu’asasada Al-Kataa’ib, Garabka Warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay Filim weyn oo lagu soo bandhigay Dagaalkii Al-Shabaab ay ka fuliyeen degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo.

Isdaarkan oo la daawan karo 33 daqiiqo iyo ilbiriqsiyo ayaa lagu argayaa ciidamada Maamulka Axmed Madoobe oo la tooganaayo intii u socday dagaalka degmada Beled Xaawo ka dhacay, Filimka ayaa ku baxaya luqadaha English-ka iyo Soomaaliga.
Halkan Riix Is aad u daawato Muuqaalka

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada