Fisha… Bishan Ayaa La Filaa In Arintani Ay Dhacdo !

La Wadaag Asxaabtaada

Bil Walbo oo ka mid ah bilaha sanadka ugu yaraan waxaa la soo sheegaa hal dhacdo oo ku saabsan arimaha xiddigiska, tiiyoo ay tahay ayaa bishani Febaraayo waxaa la filayaa dhacdooyin xiddigeed fara badan.

Xaqiiqonews-Xiddigiska

bilowgii bishan ayaa aqoonyahanada Xiddigiska waxa ay baahiyeen dhacdo aheyd in la arkay “Dayaxa Waraabeedka Weyn”.

Laakiin cid walbo oo ay dhacdadaasi gaftay..War cusub ayaa kan ah, bishani dhaxdeeda ayaa waxaa la filayaa in la arko “dayax Dhiigeedka ugu Weyn” ee sanadkan oo dhan, waxaa laga wadaa dayaxa ayaa ka weynaan doono xajmigiisa caadiga wuuna ka iftiin badan doonaa sida laga bartay.

10-ka bishan Febrayaao ayaa la filayaa in la arko “Dayaxa Weyn” waana dhacdo ay tahay in aysan ku dhaafin hadii aad tahay qof xiiseeya arimaha hawada.

dhacdadan ayaad ka arki kartaa dhinaca qorrax u dhac, wax yar ka dib marka ay qorraxda dhacdo.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada