Gabar CIyaalka Xaafadda Ah oo Raadineysa in ay qabato xilka Gudoomiye Degmo oo Gobolka benadir ah#sawir+magac

-

Waxaa baryahan danbo aad u soo badanaayey dad aan siyaasadda waxba ka aqoon ee u rucleeynaya i Xilal ka qabtaan maamulada gobolada dalka iyo kan caasimadda.
horay soomaaliya waxa ay ka daashay in xilalka la iskaga dhiibo odayaal aan aqoon u laheen siyaasadda waxaana ragga la xasuusta ee ugu danbeeyey ka mid ah gudoomiyihii hore ee degmada yaqshid Muxdin Cabdi juris oo inta uusan xilkaas qabanin ahaa waardiyaha Isbitaal keesaneey iyo gudoomiyaha hadda xilka sida ku meel gaarka ah u haaya ee gobolka Hiiraan Cali jeyte oo ahaa Waardiyahii hore ee iskoolka mujamac dhibi al tacliimi ee baladweyne.
Warar hoose oo ay heshay shabakadda baahisa wararka qarsoon ee xaqiiqonews ayaa tilmaamaya in gabar da, yar oo aan aqoon badan u laheyn siyaasadda ay ka mid tahay dadka u xusul duuban in xilka ka qabtaan gobolka benaadir.
gabar magaceeda lagu sheegay Zeynab Xaabzey ayaa dooneysa in noqoto gudoomiye degmo gaar ahaan gobolka benadir.

Zeynab ayaa u gudbisay gudoomiyaha Gobolka benadir Thabit Warqad codsi ah oo ku aadan qaabka ay u daneeyneyso xilkan.
warar hoose oo ay heleyso xaqiiqonews ayaa sheegaya in Zeynaba ay taageero ka heysato NGO-yo u dooda waxa loogu yeeray Awoodsiinta Dumarka wax ayna hay,adahaasi hadda ka bilaabeen baraha bulshada olale lagu taageeraayo zeynab

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...