Gabar D/Sare Sanadkan Ka Qalin Jibisay Oo Dhimasheeda Sababsatay “earphone”..Faafaahin

-

Gabar u dhalatay waddanka Suuriya ayaa nafteyda ku weysay wado tareen ka dib markii ay maqli weysay hoonka tareenka maadaama dhagaha ay ugu jireen “earphone”(sameecadda dhagaha”.


Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

Website-ka “RT” oo soo xiganaya mas’uul deegaanka ah ayaa sheegay in gabadha oo lagu magacaabo “Helin Mahdi” ay ka mid tahay gabdhaha sanadkan ka qalin jebiyey dugsiga sare.

Mas’uulka hadlay ayaa intaasi ku daray “Darwalka tareenka waxa uu bixiyey digniin walbo, xitaa jirkiisa ayuu banaanka u soo saaray wuuna qeyliyey, laakiin ma aysan maqlin”

Sidoo Kale Aqriso Gabar-11-jir-reer-iiraan-ah-oo-ka-caqli-badisay-einstein-iyo-stephen-hawking!

Waxaa uu mas’uulka xaqiijiyey in ay adagtahay in si dhaqso ah loo istaajiyo tareenka, xaaladaha deg deg ah ayaa tareenka waxa ay ku qaadataa in uu istaago masaafo dhan 150 -200 mitir.

Wararka U Dambeeyey

Qadar Oo Ka Niyad Jabsan Sida Mareykanka Uga Aamusanyahay Dalabkeedii Beeca Diyaaraha

Sida ay daabacday majaladda "Wall Street Journal" ee Ameerikaanka ah dowladda yar ee gacan carbeed dhacda Qadar ayaa ka...

Falanqeyn..Icj Waxa Ay Sameysay Xal Mise Xaq

Maxakmadda cadaaladda QM ayaa go'aan ka soo saartay muran badeedka Soomaaliya iyo Kenya, go'aanka Maxkmadda ayaana ahaa mid...

Maxaa Dhici Kara Go’aanka Icj Ka Dib?

Sida balantu tahay go'aanka maxkamadda Icj ee ku saabsan muran Somaaliya iyo Kenya ayaa lagu dhawaaqi doonaa maalinta taladaada...

Imaaraatka Oo Iktishaaf Cusub Ku Sameeyey Meeraha Mars

Madax sare oo ka tirsan dowladda Imaaraatka ayaa baraha bulshada ku baahiyey iktishaafaat cusub oo Misbaarka Rajada ee Imaaraatka...

Safiirka Sacuudiga Ee Soomaaliya Waa Soomaali!

Dowladda Sacuudiga ayaa safiirkeeda Soomaaliya u magacaawday Axmed Maxamed Oo ka mid ahaa muwaadiniinta Soomaaliyeed Ee Sacuudiga ku nool. XAQIIQO...

Maxaa Keenay In Waqtigan Radio Muqdisho Af-Taliyaani Lagu Baahiyo?

Markii ugu horeysay muddo sano ka dib, idaacadda dowladda ay leedahay ee Radio Muqdisho ayaa lagu tabin doonaa af-Taliyaani...