Gabar Is-Qaawisay Oo Jirkeeda Ku Qortay Fariin Ku Socota…

-

Gabar ka soo jeeda Sacuudiga oo horay u baxsatay Mareykanka ayaa baahisay sawikeeda ooo si dhameystiran u qaawan iyadoo jirkeeda ku qortay fariin ku socoto boqor Salmaan.


Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

Gabarta Sacuudiyaanka ah ee baxsadka aheyd Canuud al-Ciisaa ayaa Sawirkeeda ku baahisay bar Tuwiterka ah oo caan ku ah weerarada diimaha dhanka kalane taageera waxa ay ugu yeereen “Xornimada taamka ah”

Al-ciisaa ayaa jikeeda ku soo shaabadeysay erayada hees raab ah oo caan ah.

Sidoo Kale Aqriso: Gabaryahey-hadii-aad-sacuudiyaan-ahaan-laheyd-aqriso-masiirkaada.

Erayada gabarta -oo dadka qaar ay ku tilmaameen mid ku wajahan boqor Salmaan iyo Wiilkiisa- ayaa waxaa ka mid ahaa “Only god can judge me” oo macnaheedu tahay “Ilaah oo kaliya ayaa ia xakumi kara” oo ah kalimad ay isticmaalan dadka ka cawda in go’aanadooda shakhsiyadeed la soo farageliyey.

Al Canuud ayaa ka mid ah gabdhaha Sacuudiyaanka ah ee u baqa cararay waddamada galbeedka ka dib markii s-sida ay sheegeen- ay waayeen xorriyadooda shakshsiyadeed gudaha boqortooyada Sacuudi Carabiya.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...