Gabar Jaamacadeed Oo Xadgudub loo geystay Ka dib markii ay Sameysay….

-

Warar hoose oo ay heshay shabakadda baahisa wararka qarsoon xaqiiqonews ayaa sheegaya in luul osmaan ahmed oo ka tirsan aradayada jaamacadda muqdisho ay la kulantay xadgudub aad u fool xun oo u geyteen goox dhalinyarro ah.
Xadgudubka gabadha loo geystay ayaa dhacay ka dib markii luul ay isku dayday in ay sawir ka qaato dood dhaxmareysay dhalinyarrada arintaasi oo keentay in wiilasha dhalinyarrada ah si aan kala har laheen ay dhulka ugu jiidaan gabadha oo ku jirtay sanadkii seddexaad ee jaamacadda.
Ilo wareedyo ku sugan jaamacadda ayaa u xaqiijiyey xaqiiqonews in dhacdadani foosha xun ay ka dhacday jaamacadda muqdisho subaxnimadii sabtida ee la soo dhaafay.
Arintani ayaa muran weyn ka dhax dhalisay gudaha jaamacadda inkastoo markii danbe si hoose arinta loo xalliyey .
Dhank kale araday dhigta jaamacadda muqdisho ayaa soo galiyey facebook qoraal uu kula hadlaayo waalidiinta gabdhahooda ay dhigtaan jamacadda muqdisho walow markii danbe ardaygaasi lagu qasbay in uu qoraalkaasi ka bixiyo boggiisa facebook.
Halkan hoose ka daawo qeyb qoraalka ka tirsan oo xaqiiqonews ay sawir ka qaadatay inta aan qoraalka la bixin

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...