Gabar Ku Dhimtay Qaraxii Ex, Oo Facebook ku Sii Qortay Dhimashadeeda!

-

Waxaa baraha bulshada gaar aahaan facebook lagu baahiyey fariin cajiib ah oo ay ka tagtay gabar ka mid ah dhibanaayshii Ex Kontarool.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Sahra waxa ay ka mid aheyd dadkii ku dhintay qaraxii Ex Kontarool, arinkase la yaabka leh waxa uu yahay hadal ay Misanjarka kula wadaagtay saaxibteed maalmo ka hor iyada oo kula kaftantay “waxaan ahay reer aaqiraad”.

Sahra ayaa tiri “Qabuuraha barakaat ayaan ugu jiraa godka 547” iyadoo intaasi ku dartay “waxaan dhintay 2017”.

Sahra oo dareentay sida xaasibteed ay uga naxsantahay kaftankan, ayaa saaxibteed ugu laab qaboojisay “Ma cabsatay waan noolahay”

Qof facebok ku baahiyey “fariintani naxdinta badan ” ee sahra reebtay ayaa xaqiijiyey in sahra ay ka mid aheyd dadkii naftooda ku waayey qaraxii Ex Kontarool

Wararka U Dambeeyey

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...