Gabar Reer Hargeysa ah oo Oohin La fuurtay Iyadoo Joogto Muqdisho#sabab cajiib ah

-

Markii ugu horeysay muddo ku dhaw 30 sanadood, ayaa waxaa garoonka Adan-Adde ka duulay diyaarad shacab ah oo habeen duusha.

Wasiirka Duulista iyo Gaadiidka Hawada Maxamed C/llahi Oomaar, ayaa sheegay in sharaf weyn ay u tahay in 27 Sano kadib ay Somalia ka hirgasho safar diyaardeed oo habeenkii ah.

Garoonka xamar oo dhawaanaha u muuqday mid la soo qabsanaya dunida, ayaa hadda si rasmi ah u bilaabay duulimaadyada habeenkii, taasi oo islamrkiiba dhalisay falcelin badan.

Muuqaal lagu baahiyey Youtube-ka ayaa waxaa ka soo muuqanaya gabdho ka duulaya garoonka, oo bixitaankoodi wax yar ka hor la hadlay warbaahinta.

Mid ka mid ah gabdhaha muuqaalka ka soo muuqday ayaa oohin afka labadiisa daan yeerisay, waxa ayna sheegtay in ay tahay wax lagu farxo in ay nasiib u yeelato furitaankii habeenkii ugu horeysay ee dib loo soo celiyo safarada habeenkii.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...