Todabaad ka hor Ilhan Cumar ayaa baahisay sawirka iyada oo xambaarsan eey yar, waxa ayna ku dul qortahay “eeyaha yar yar meel walbo ayey joogaan” .
Xaqiiqonews-
Gabar soomaali ah ayaa dhawaan iyadana baahisay sawirka iyada oo xamabrsaan “ri yar” inkastoo aysan sheegin in sawirkeedani uu jawaab u yahay kii Ilhan Cumar, balse marka la is barbardhigo labada sawir waxaa laga fahmi karaa fariin aamusan oo ku socoto Ilhan.
Qeybta hoose ka daawo Labada Sawir… Midkee sax kula ah?
