Daawo:Gabar Wariye Masar ah Oo Xaalada Adag la Kulantay Xilli ay wareysaneysay mas,uul sacuudiyaan

-

gabadha wariye reer masar ah laguna magcaabo Lubnaa Casal ayaa la kulantay xaalada xun xilli ay qadka taleefonka ay ku wareysaneysay mas,uul ka tirsan Barlamaanka Saaxibada ah ee ka gooban sacuudiya iyo mareekanka.
gabadha oo si LIVE ah u wareysaneysay mas.uulka sacuudiyaanka ah ee lagu magacaabo cabdi casiis al maxtami martina ku ahaa barnaamijka “alxayaatu alyom”“الحياة اليوم” ayaa waxaa si kadis ah u go,ay qadka taleefonka waxaase xaaladda sii adkeeyey marki taleefoonka uu soo qoray“عفوًا لقد نفذ رصيدكم” oo micnaheedu tahay”waan ka xunahay haraagaaga kuguma filna” ka hor inta aysan markale ku celinin waresiga oo ku saabsanaa shirka Heerka sare ee Wadamada islaamka iyo mareekanka ugu furmi doono Riyaadh sacuudiya.
https://www.youtube.com/watch?v=RMCS3pyZLyY

Wararka U Dambeeyey

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...