Gacanta Oo Lagu Cuno Ayaa Ka Faa’ido Iyo Nadaafad Badan Qaandada..Waa Tan Sababta

-

Dhowr daraasadood oo la sameeyey ayaa lagu ogaaday in cuntada oo lagu cunaa gacanta ay leedahay faaidooyin dhowr ah oo ay ka mid tahay in ay ka qeyb qaadato soo deynta dhecaanada dheefshiidka.


Xaqiiqonews-Caafimaad.

Waa arin caan ah in neerfayaasha ku yaala dhammaadka faraheena ay ka qeyb qaataan kicinta dheecaanada dheefshiidka, in ls isticmaalo gacanta waxa ay kor u qaadi kartaa dareenka dhadhanka iyo macaansiga cuntada.

Dhamaadka faraheena waxaa laga helaa bikteeriyo loo yaqaan “Flora” taasi oo wax dhib ah aan ku sababeynin qofka, badalkeedana waxa ay naga ilaalisaa ilmaqatada kale ee dhibi karta caafimaadkeena sida uu oqray website-ka ” Tribune”.

Dhanka kale daraasad lagu baahiyey Majaladda “Abitite” ayaa sheegtay in gacanta oo wax lagu cunaa ay ka qeyba qaadan karto qofka in uu dareemo dharag marka loo barbardhig qaandada iyo farkeetada.

Marka la tixraaco macluumaadka “Abtitite” cuntada oo lagu cunaa gacmaha waxa ay ka qeyb qaadan kartaa dadaalka uu qofka ku doonaayo in uu miisaankiisa hoos u dhigo.

Yaa Nadaafad Badan Gacanta Iyo Qaanadada?

Waxaa jira aragti dad badani aaminsanyihiin oo dhaheysa in qaanadada ama farkeeto wax lagu cunaa nadaafad ayey leedahay, laakin tani sax ma ahan, gacmaheena waxa aan dhaqnaa dhowr mar maalintiiba, halka alaabtana la dhaqo hal mar oo kaliya.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...