Galmudug oo mustaqbal mugdi sii galeyso iyo beelaha galmudug oo qarka u saaran

-

maamulka goboleedka galmudug ayaa sii galayo xaalad cakiran iyada oo laga cabsi qabo in markale galmudug kulaabato sida ay markii hore yeelato galmudug ayaa dhisateeda laga maray xaalad adag waxaana hada soo kala dhaxgalay muran kii ugu adkaa ee abid soo maro madaxweynaha xaaf ayaa la sheegay in xilkii laga qaaday mudoba 3 bil ka dib markii xilkaasi loo doortay waxaa xigtay isna la sheegay in xilkii laga qaaday madaxeyne kuxigeenka gudoomiyaha baarlamaanka kuxigeenkiisa 1aad intaa waxaa ka sii daran in madaxda dowlada ee khilaafka lagu eedeyey xildhibano u tagay in ay dhaxdhaxaadiyaan ayaa ku guuldareystay arinta maxkamad sare oo ay galmudug in leedahay la sheegay ayaa sheegtay in dhamaan xil ka qaadistii la sameyey ee sax tahay galmudugna aysan la heyn madaxweyne kuxigeen gudomiye baarlamaan iyo ku xigeen intaba taa oo micnaheedayahay hada iyo bilaa beelaha qaar ayaa qabo in ay ka laabtaan ka sii mid ahaanshaha maamulka galmudug

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...