GAMES: lagula dagaalamayo islaamka iyo muslimiinta waxaa ka mid ah game qofka ciyaaraayo laga rabo in uu dilo Nabi Mohamed SCW

-

Qaar ka mid ah gameska lagu ciyaaro taleefanado gacanta ama kumbituutarada ayaa qeyb weyn ka ah duulaanka lagu soo qaaday islaamka iyo muslimiinta iyagoo si toos ah oga soo horjeeda mabaa,dida islaamka.
waxaa kor u sii kacaya waxa loo yaqaano ISLAMPHOBIA”isalaam naceeb” bulshooyinka Wadamada galbeedka iyo Yurub qaarkood.
hadaba shabakadda xaqiiqonews waxa ay la wadaageysaa aqristayaashjeeda qaar ka mid gameska la ciyaaro kuwaas oo xumeeynaya sumcadda isaalmka dhiirigelinayana ISLAM PHOBIA”islaam naceebka” hadda taagan iyadoo gameskani ay diyaarisay wasaradda Dhalinyarada iyo sportika ee turkiga oo xariir fiican la leh soomaaliya.
1_GUITER HERRO-3
gamekani GUITER HERRO-3 waa ciyaar muusik ah oo qofka uu ku ciyaarayo meel masrax oo kale ah balse arinta cajiibka ah ayaa ah in meesha masraxa lagu ciyaarayo hooteeda ay ku qorantahay kalimadda”ALLAH” oo afka carabiga ku qoran
sawirka

2_DEVIL MAY CRY 3/DANTE’S AWAKENING)
gamekani oo ay soo saartay shirkadda CAMPCOM ayaa qofka ciyaaraya waxaa u soo baxaya albaabka qiblada muslimiinta(kacbada) iyadoo qofka uu u isticmaalayo albaabkaasi meel laga galo burjiga sheeydaanka.

3_(RESIDENT EVIL)
Gamkani oo dadka isticmaala ay kor u dhafeen malaayiin qof ayaa waxa u soo baxaya qofka ciyaaraya Albaabka qabriga nabi Muxamed SCW iyadoo halkaasi loo isticmaalayo halka ay ka soo baxdo fowdada sidoo kale gameka ayaa leh maktab ay yaalaan kutubada samaawiga oo dhan waxaana soo muuqanaya maktabadda gameka oo kutubada dhan ay meel sare saaranyihiin marka laga reebo kitaabka qur,aanka oo la arkayo isagoo dhulka xooran.


4_CALL OF DUTY
gamkani oo ka mid ah kuwa ugu caansan dunida ayaa waxaa ka soo muuqanaya ciyaarta rag hubeysan oo raadinaya dad ay la dagaalamaan waxayna ugu danbeyn is argayaan rag kale oo joogo meel barkad biyo oo kale ah ragga waxaa goobta joogo rag wato seefaf hoostoodana waxaa ah kursi hoostiisa ku qoronyahay hadith-nabi balse cabasho badan oo kaga timid dad muslimiin ah ayaa kambniga sameeyey gamekani waxaa ay qariyeen xadiithka iyagoo midab madow ah ku dahaaray

5_COUNTER-STRIKE
ciyaartani ayaa waxaa ka soo muuqanaya rag argigixiso ah oo la leeynaayo iyagoo marka ay dhimanayaana ku dhawaaqaya kalimadaha”ALAHU AKBAR” “LAA ILAAH ILA LAAH” balse muslimiin badan oo arintaasi ka falceliyey darteed shirkadda ayaa ka saartay gameka codadkii muujinaayey shicaarta islaamka.
6_(CLIVE BARKERS UNDYING)
shakhsiga ciyaaraya gamekani waxaa soo weeraraya sheydaan iyadoo sheeydaanka weerarka soo qaadayana uu ka soo duulaayo meel hoosteeda ay ku qorantahay aayad qur,aan ah.
7_(ZACK & WIKI)
gamekani ayaa waxaa ku jira sharwadayaal qofka ciyaaraayo gameka laga doonaayo in uu dilo marka ay dhimanayaana sharwadayaalkani waxa ay ku dhawaaqayaan kalimadda”ALaHU AKBAR”
8_MUSLIM MASSACRE)
sida ka muuqata magac gameka waaa ciyaar qofka laga doonaayo in uu xasuuqo muslimiinta waxaana qofka ciyaaraya gamekani uu dilayaa dumar niqaab sita”indha shareer wata” iyo sidoo kale rag gar waaweyn ugu danbeyn qofka ciyaartani ciyaarayo waxaa laga rabaa in uu dilo Nabi Muxamed SCW dhamaadka gameka.

9_(BOMB GAZZE)
waa game sida magacaba ka muuqato qofka laga rabo i uu duqeeyo marinka GHAZA ee Falastiin sidoo kale qofka gamekani ciyaarayo ayaa laga rabaa in uu dilo dumarka xijaaban iyo waliba ragga qamiisyada wato ee gameka ka soo muuqanaayo.

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...