TIKNOOLAJIGantaalka "Qiyaamaha", Ruushka Ayaa Isticmaali doono 2025

Gantaalka “Qiyaamaha”, Ruushka Ayaa Isticmaali doono 2025

-

Wasiirka difaaca Ruushka alexey krivoruchko ayaa sheegay in sanadka 2025 uu ruushka howlgelin doono isticmaalka hub cusub oo ka tirsan nidaaamka gantaalaha ee “Serena-M”


Xaqiiqonews-Tiknoolaji

ciidama Gantaalaha ruushka ayaa sanadka 2025 heli doono nooc cusub oo ka tirsan nidmaaka gantaalaha ee Serena-M., gantaalkani waxaa sidoo kale loogu yeeri “gantaalka qiyaamaha”,

Hubkani ayaa la filayaa in uu howgalkiisa bilaabo 2025, waxaase dhici karta in uu ka soo hormaro waqtigaasi, madaama ruushka ay aad u dagdag sanyihiin,

Ruushka ayaa wada horumarin badan oo xagga nukliyeer iyo gantaalaha arinkaasi oo wadna qabad weyn ku ah Washington, waxaana Ruushka uu ku doodayaa in horumarinta gantaalaha noocan aysan u sameyneyn “dagaal dartiis”, balse waxa ay sheegaan in uu jeedkooda yahay in ay nabadgalyadooda ilaaliyaan.

Wararka U Dambeeyey

Qadar Oo Ka Niyad Jabsan Sida Mareykanka Uga Aamusanyahay Dalabkeedii Beeca Diyaaraha

Sida ay daabacday majaladda "Wall Street Journal" ee Ameerikaanka ah dowladda yar ee gacan carbeed dhacda Qadar ayaa ka...

Falanqeyn..Icj Waxa Ay Sameysay Xal Mise Xaq

Maxakmadda cadaaladda QM ayaa go'aan ka soo saartay muran badeedka Soomaaliya iyo Kenya, go'aanka Maxkmadda ayaana ahaa mid...

Maxaa Dhici Kara Go’aanka Icj Ka Dib?

Sida balantu tahay go'aanka maxkamadda Icj ee ku saabsan muran Somaaliya iyo Kenya ayaa lagu dhawaaqi doonaa maalinta taladaada...

Imaaraatka Oo Iktishaaf Cusub Ku Sameeyey Meeraha Mars

Madax sare oo ka tirsan dowladda Imaaraatka ayaa baraha bulshada ku baahiyey iktishaafaat cusub oo Misbaarka Rajada ee Imaaraatka...

Safiirka Sacuudiga Ee Soomaaliya Waa Soomaali!

Dowladda Sacuudiga ayaa safiirkeeda Soomaaliya u magacaawday Axmed Maxamed Oo ka mid ahaa muwaadiniinta Soomaaliyeed Ee Sacuudiga ku nool. XAQIIQO...

Maxaa Keenay In Waqtigan Radio Muqdisho Af-Taliyaani Lagu Baahiyo?

Markii ugu horeysay muddo sano ka dib, idaacadda dowladda ay leedahay ee Radio Muqdisho ayaa lagu tabin doonaa af-Taliyaani...