Kuma egaan oo kaliya in uu iska casilay Xilkii uu ka haayey DF-ka, Geesey ayaa jeediyey hadalo iyo muuqaallo ka dhan hab maamulka farmaajo.
Xaqiiqonews.com-Wararka Gudaha
Cabdifataax Geeseey oo ahaa Wasiirka hore ee Howlaha guud, iskana Casilay Xilkaasi dhawaan, ayaa hadda ku biiray dadka dhaleeceeya Maamulka Farmaajo iyo Kheyre.
Mudane Geeseey Oo Xanaaq Khanjaha dhaafay ayaa isticmaalay ereyo kulul waxaana hadaladiisa ka mid ahaa “Dastuurkii laga dooraday farmaajo diiday”.
Muuqaalka Hoose ayaa Geeseey Waxa uu ku Faafaahinayaa Waxyaabaha uu ku diidanyahay DF-ka