Dad badan ayaa ku deg dega in ay ka baaraan Google-ka isla marka ay dareemaan in uu jiro xanuun soo wajahaya laakin daraasad cusub ayaa digtay in aad google wax ka baarto.
Xaqiiqonews-Caafimaad
Natiijada daraasadda ayaa sheegtay in 2 qof walbo oo ka tirsan 5 qof oo ku nool Mareykanka ay isku heystaan in ay qaabaan cudurro halis ah ka dib markii ay baaritaan ka sameeyeen google-ka
Daraasadda ayaa soo saartay gabogabo ah “waligaa caalmadahaada aad isku aragtay ha ka baarin google”.
Sidoo Kale Aqri. Google Oo Kismaayo Ku Tilmaamay Xarunta Alshabaab
Baarayaasha ayaa sheegay in macluumaadka uu google-ka qoraya aysan wada aheyn khalad, waliba qaarkood caawimaad ayaad ka haleysaa hase yeeshee waa in aad xisaabta ku darsataa in qorayaasha google-ka aysan dhamaantood aheyn “khubaro caafimaad”.