Google oo Bilaabeysa dagaal ka dhan Alshabaab, Daaacish iyo kooxaha kale Mayalka adag

-

Xilli uu socdo duulaanka ka dhanka ah ee lagula jiro kooxaha mayalka adag ee islaamiyiinta ayaa waxa ay shirkadda google soo saartay go,aan ayaa sheegeyso in kor loogu qaadaayola dagaalanka xagjirka.
Google ayaa sheegtay in ay sara u qaadi doonto in la tirtiro muuqaalada kooxaha xagjirka ay soo geliyaan Internet-ka waxaana sidoo kale Shirkaddu ay wacad ku martay in ay bogga internet-ka ka saari doonto dhamaan waxyaabaha la xariira jihaadka.
Shirkadda ayaa sheegtay in hadafkeedu uu yahay in la ilaaliyo in kooxahani afkaartooda ay ku baahiyaan Internet-ka waxaana la tiritiri doonoo waxyaabaha kooxahani ay soo geliyaan Internet-ka xitaaa hadii aysan aheyn dilal iyo madax goyn.
Google ayaa si howshani ay u fusho waxa ay shaqaaleysiin doontaa Injineero badan oo aqoon u leh tiknooljiyadda si sare loogu qaado la dagaalanka waxa ay ugu yeereen “ agigixsada”.
La taliye sare oo ka tirsan Google ayaa yiri” inkastoo aniga iyo dad badan oo saaxibadey ah aan in muddo ka shaqeyn jirnay sidii loo tiritiri lahaa muuqaalada xagjiriinta ayaa hadane runtu waxa ay tahay waxaa loo baahanyahay shaqo badan”
Google ayaa dagaal kula jira Islaamiyiinta waxaana uu qeyb ka yahay duulaanka mareekanka uu hogaaminaayo ee la magac baxay”La dagaalanka argigixisada” kaasi oo beegsanaya jamaacaadka jihaadiyiinta ah ee ka howlgala qaar ka mid ah wadamada islaamka.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...