Maanta oo kale 1928 waa maalintii uu dhashay Cabdul sattar edthi isgaoo ku dhashay GUJURAT oo dhacda galbeedka dalka hindiya. ka dib magaaladaasi oo ku biirtay dalkii gooni u goosadka ahaa ee pakistan.
Hadaba shirkadda google ayaa sameyneysa dabaal dag ay ku xuseysa ninkan lagu magacaabo cabdul sattar oo ahaa ninkii ugu horeeyey ee aasaasay aambalaasta lacag la,aanta ah” VOLUNTEER Ambulance” .
Ninkan ayaa sidoo kale ahaa nin caawin jiray masaakiinta waxaa uuna madax ka ahaa ururo badan oo sama fal ah.
waxa uuna google sameyn doonaa in ku badalo shicaartiisa Google Doodle muddo gooban kaas oo ka dhaqan galayo wadamada YURUB iyo AASIYA dhaca si loo xuso maalinta uu dhashay Sattar.
Google oo dabaal dag u sameynaya abdu satar oo pakistan u dhashay#aqriso sababta
-