Google Oo Dadka Caawin Doona Internet La’aan!

-

Mashruuca “google Assistant” waxaa isticmaali kara dhamaan dadka heysta taleefoonada Smartphones-ka, Laptops-ka, iyaga oo kaashanaya “Internetka”.


xaqiiqonews-Tiknoolaji

Hadda Google ayaa ku socda in uu “lugta horay u qaado” waxeyna qorsheynayaan in dadka ay isticmaalaan barnaamijka “Google Asistant” Internet la’aan.

Sida Xaqiiqonews ay ka soo jarjuntay Websiteka Techcrunch , baarnaamijkan ayaa lugtiis hore waxa ay ka bilaabaneysaa Dalka Hindiya.

Inkastoo Dalka Hindiya ay ku nool yihiin 500 oo Milyan oo ah dad isticmaala Internet iyo Smartphone, dalka Hindiya, in ka badan kala bar dadkiisa waa kuwa aan isticmaalin “Internet”.

Sidoo Kale Aqri: Google Ka Dib..Dunida Xagey U Soctaa?!

Hindiya waa mid ka mid suuqyada ugu waaweyn ee loo iibgeeyo wax saarka shirkadaha Mareykanka ee fadhigoodu yahay “Sillicon Valley” oo Google ay ka mid tahay.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Maxay Mareykanka Ka Qabtaan Soomaaliya Inta U Dhaxeysa Soo Galis Iyo Sii Bixid?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Joe Biden ayaa saxiisay go'aan ciidamo Mareykan ah dib loogu celinaayo Soomaaliya, mana ahan markii...

Hindiya..Shimbirihii Oo Kuleyl Dartiis Dhulka Ku Soo Daadanaya!

Galbeedka Hindiya, abaar darran iyo kuleyl hanfi leh oo halkaasi ka jiray muddadii 3-dii bil ee ugu dambeysay darteed...

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...