“Aqal tiir la,aantii kaligii ma taagnee hadeynaan is taakulin tabar yeelan meynee… ka tashada cadaawuhu isku tiirsanaadaa” erayadan ayaa u dhawaaqaya sida ay leeyihiin…..ma nihin musik waxaan nahay Daawo , dhankeeda Hiba Nura ayaa cod dareen leh nagu soo gaarsiineysa mid ka mid ah ereyadii ka soo maaxday AUN Abwaan Xasan Shiik Muumin
Xaqiiqonews.com.com-Muuqaalka.