Goormaa La Shaacin Doonaa In Farmaajo Xilka Iskaga Dagaayo?

La Wadaag Asxaabtaada

Kumanaan ama xitaa maalaayiin Soomaali ah ayaa farmaajo u aqoonsaday Madaxweyne “aan xilka u qalmin” balse su,aasha waxa ay tahay “Dadkaasi ma heystaan sharciyad ay madaxweynaha xafiiska kaga bixiyaan?

Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Dadka kaliya ee Madaxweynaha eryi kara Waa “Xildhibaanada” waa haddii kala bar ka badan ay u codeeyaan in Xafiiska laga tuuro farmaajo.

Marka sida dhabta ah loo hadlo Farmaajo kuma fiicna “Siyaasadda” shakhisi ahaan, hase yeeshee dhibka  waxaa uu  ka jiraa, intii lagu guda jiray olalaha doorashada, dadka ayaa iska jeclaaday farmaajo, waxa ay iska jeclaadeen qeyladiisa, waxa ay jeclaadeen qaabka uu garka u xiiiro, ka dibna wuu guuleystay, hadda qof walba waxaa uu ku leeyahay “Muxuu ahaa kani!”.

Goormuu Xilka Ka Dagayaa?

uma maleynaayo in farmaajo xilka ka dagi doono ilaa uu watigiisa afarta sano ah dhameysto, maxaa yeelay  horay ayuuba ugu guuleystay  doorashada, waana madaxweynaha Soomaaliya, runta ayaa waxa ay tahay in aan is weydiino su,aashan “Goormaa dadka farmaajo neceb ay qiran doonaan guuldarradooda? bye bye galaaska biyaha horay ayuu u batay

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada