Guddoomiyah Jaamacadda Horseed oo dhaawac halis ah soo gaaray#aqriso sida ay wax u dhaceen

La Wadaag Asxaabtaada

waxaa maqribnimadii caawa weerar qarax gaari lagu xiray lagu qaaday maamulaha jaamacadda horseed Internqtional university(HIU) meel ku dhaw isgoyska taleex ee magaalada muqdisho.
ka dib qaraxa gaariga lagu xiray oo qarxay waa cabdikariin sheikh maxamuud oo ah maamulaha jaamacadda horseed soo gaaray dhaawac culus oo xagga lugta ah waxaana hadda lagu dabiibayaa isbitaal.
warar hoose oo ay shabakadda baahisa wararka qarsoon xaqiiqonews ka heshay ilo wareedyo ku sugan isbitaalka waxa ay sheegayaan in lagu wado in laga jaro mudane cabdikariim lugta bidix oo uu soo gaaray dhaawaca.

KALA SOCO WIXII KU SOO KORDHA WARARKAN XAQIIQONEWS

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada