Gudoomiyaha gobolka Benadir Thaabit Oo U soo jabaabay Xaqiiqonews iyo Wariyaasha oo….

La Wadaag Asxaabtaada

Warbixin lagu daabacay shabakadda xaqiiqonews 11 bishan aynu ku jirno ayaa ku saabsaneed in gabar aad u da, yar oo lagu magacaabo Seynab xaabzey ay ka mid tahay dadka raadinaayo in ay ka mid noqdaan gudoomiyaasha degmoooyinka gobolka benaadir .
Zeynba Maxamud Barqadle Xaabzey oo ka soo jeedda beesha habar gidir sacad ayaa ah gabar aad u da, yar mana lahan aqoon siyaasadeed iyo mid waayaaragnimo toona.
balse liiska cusub ee gudoomiyaasha cusub ee degmooyinka gobolka bendir ayaa waxaa ku jira Zeynba Xaabsey taasi oo u muuqata in mudane thabit uu dhagaha ka fureystay xogtii Xaqiiqonews isagoo badalkeeda xil muhiim ah u magacaabay waxaana Miss Zeynaba loo magacaabay gudoomiyaha demada Wardhiigley.
HAlkan hoose Riix Si aad u aqrisato warbxinta xaqiiqonew ay horay u qortay
gabar-ciyaalka-xaafadda-ah-oo-raadineyso-gudoomiye-degmo-oo-gobolka-benadir-ahsawirmagac/

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada