Habar-gidir Mursade ku waalatay,Xawaadle oo xaalku ku xumaaday iyo abgaal iyo gaal…..

-

Xaalka beelaha Hawiye ayaa is badalay ka dib guushii madaxweynaha daroodka ah mudane farmaajo.

Guusha farmaajo ka dib waxaa dhacay is badalo waaweyn oo la taaban karo waxaana ugu horeeya hanashada beesha mursade ee kursiga ra,isal wasaarenimo markoodii ugu horeysay abid taariikhda soomaaliya iyo waaliba markii ugu horreysay nin daarood loo magacaabay gudoomiye dagmo gobolka benadir muddo ku siman ku dhawaad 30 sandood, iyo sidoo kale beesha gaaljecel oo markii ugu horreysay heshay maareeyaha deggadda.

dhanka kale waxaa hoos u dhac uu ku yimid Saameyntii beesha Abgaal ee soomaaliya iyadoo abgaal oo marar badan soo noqday madaxweynaha dalka ay markani xitaa waayeen kurisiga Ra,iisal wasaaraha iyadoo arintaasi ay u dheertahay in 5-ta maamul goboleed uu dalka leeyahay aysan jirin maamul goboleed ay madaxweynaha ka yihiin abgaal.

Dagaalka Habargidir iyo Murasade

ka dib markii farmaajo guuleytsay waxaa sara u kacay magaca beesha mursade oo ay ka soo jeeda marwada koowaad(haweyneyda uu qabo farmaajo) iyadoo taasi ay ka xanaajisay beelihii isku argaayey in ay yihiin kuwa ugu tutunka weyn Hawiye waxaana durbadiiba Habar-gidir ay bilowday dagaal Qabow oo ka dhan ah jufada Mursade waxaana suurta gal ah in dagaalkani qabow ee hawada leysku marinaayo uu isku badalo mid toos ah.

Xaalka Xawaadle oo xumaaday

guusha farmaajo oo ku soo aaday wax yar ka dib guushii cosoble ee hirshabeelle ayaa beesha Xawaale waxa ay ka mid ahaayeen beelaha sida aadka ah u soo dhaweeyey farmaajo balse Waqtigan oo cosoble ay kalsoonida kala laabteen xildhibaanada hirshabelle islamrkaana wararka hoose ay sheegayaan in farmaajo qeyb ka ahaa dhicitaanka cosoble ayaa waxaa hoo u dhacay rajadii xawaadle ee siyaasadda soomaaliya waxaana cabsida ugu weyn ee beeshu ay tahay in ay waayi doonaan kurisga madaxweynenimo ee maamulka hirshabelle oo markani ay u badan tahay in majaraha u qabtaan Abgaal oo iyaga ku soo hungoobay rajadii federaalka.

la soco qeybaha xiga warbixintan oo ku saabsan Masiirka abgaal,nasiibka daarood,Shuuqsanaanta gaaljecel iyo beelaha shanaad,Xariirika robow iyo digil iyo mirifle, iyo waliba sameynta cabdi iley ee madaxtooyada soomaaliya,

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...