Habkan Fudud uga Takhalus Shiirka Hilibka Idaha

-

Xilliga iid weynta, dhadhankiisa oo aad u macaan iyo dad badan oo jecel darteed, hilibka idaha aad ayaa loo isticmaalaa, sidaasi oo ay tahay hilibka idaha ayaa qani ku ah shiir dadka qaar ay dhibsadaan,hadaba iska baro qaab fudud oo looga takhalusi karo shiirkan.


Xaqiiqonews-Isbar-xirfado kala duwan

Sida Xaqiiqonews ay ka soo tarjuntay webseetka Cookingpad, si aad uga baabi’iso shiirka, marka koowaad hilibka ku dhaq biyo badan ka dibna hilibka kor uga shub bur yar ama ama casiirka liin, una sug muddo dhan rubi saac, markale ku dhaq biya soconaayo.

Baruurta hilibka ka saar intii macquul ah

Khubarada ayaa sheegaya in shiirka la dhibsan karo ee hilibka idaha uu sababtiisa leeyahay “baruurta saaran hilibka”, si aad uga takhalusto shiirka waxaa lagula talinayaa in aad meesha ka saarto baruurta waaweyn ee hilibka dul saaran.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...