Hadalkii “Xasan Nasrulaah” Aayad Qur,aan Ah Oo Cabsi Ku Beertay Yahuudda

-

Warbaahinta Israa’iil ayaa dhinac walba ka eegay wareysigii lala yeeshay Xasan Nasrulaah, waxayna qiimeyn ku sameeyeen qaabka wareysiga, Goobta, Derbiga iyo dhaqdhaqaayda Nasrulaah.

Xaqiiqonews-Wararka Dibadda.

Goobta wareysiga looga qaaday Xasan Nasrulaah  ayaa waxaa ka dambeeyey derbi ay ku  qoran tahay aayad qur,aan ah ” (ادخلوها بسلام آمنين)،  oo micnaheedu u noqonaya “Ku gala si nabad galya ah idinkoo bad qaba”.

Shamir Meir oo ah wariye israa’iil ah oo wax ku qorta mid ka mid ah website-yada yahuudda ayaa soo qaadatay aayadda ku qorneyd Nasrulaah gadaashiisa iyadoo tiri “ma  waxa uu ula jeedaa muslimiinta ha galaa falastiin?

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...