Hadii Daarod loo doorto madaxweyne waxey fursad siineysa xarakada alshabab waxaa sidaas yiri hay,ad fadhigeedu ya……………

La Wadaag Asxaabtaada

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
Cilmi baaris ay soo saartay Hay’ad Itoobiyaan ah ayaa sheegtay in Musharax aan ka soo jeedin Beelaha Hawiye uusan qaban karin Xilka madaxweynaha Soomaaliya.
Warbixintan oo si qoto dheer uga hadashay xaalada Soomaaliya, arrimaha Doorashada iyo loolanka beelaha Soomaaliya ee awoodda dalkooda, waxayna Hay’addan oo lagu magacaabo CDRC (Centre for Dailogue, Research and Cooperation) ayaa ka kooban 15 bog.
Warbixinta ayaa ka digay in beesha Majeerteen loo doorto madaxweyne, taasoo ay sheegtay inay keeni doono Alshabaab oo xoogeysata, laguna shaqeyn waayo caasimadda.

QEYB KA MIDA QORAALKA HOOS KA AKHRISO

C2aVbb-WQAAmxRn-868x1024
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

 

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada