Wasiirka isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda Iiraan ayaa dhawaan ka hadlay su’aal baryahanba ay is weydiinayeen dadka, oo ku saabsan sida ay Iiraan ka yeeli karto hadii laga jarto Internet-ka
Xaqiiqonews-Tiknoolaji
Isaga oo ka jawaabayey su’aasha kore iyo handadaada Iiraan ay kala kulmeysa Mareykanka ee Kuu aadan “Internetka” ayuu yiri wasiirka isgaarsiinta iyo tiknoolajiyadda Iiiraan “ilaa hadda ma jirto, arin ilaa heerkaasi gaarsiisan, balse hadii ay sidaasi dhacdo, goor hore ayaan u sii diyaar garownay”
Azhari Jahrami Oo ah Wasiirka isgaarsiinta Iiraan ayaa cadeeey in Iiraan ay leedahay waxyaabo ka kaafin kara Internet-ka kuwaasi oo laga heli karo gudaha Iiraan-sida uu hadalka u yiri.