Hal Xiraalahan..Waxa Uu Madax Ka Wareeriyey Booliska Ingiriiska

-

isla goobtan isla tuuladan iyo isla isgoysan. booliska ayaa ugu yaraan 4 mar ka helay lacag badan sanadkan gudahiisa,arintaasi oo hal xiraale ku noqotay Booliska.


Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

Inta ugu badan dhacdooyinka la argay lacagta waxaa looga tagay marsha biyeedka, arintani waxaa ay madax wareer ku noqotay booliska isgoyska
Durham oo ilaa hadda garan la’ cidda caadesatay in lacagta halkani ay uga tagto.

Sidaasi oo ay tahay booliska waxa ay dhowr mar wareeysiyo la yeesheen dad kala duwan oo deegaanka, waxa kale oo ay lacagtani ka baareen faraha balse wax natiijo ah wili lama helin.

Johan Foster oo ka mid ah baarayaasha kiiskan ayaa xaqiijiyey in lacagtii ugu dambeysay ee la helay isniinta ay noqoneyso markii afaraad sanad gudahiisa.

Warbaahinta ingiriiska qaarkood ayaa dhacdadani ciwaan uga dhigay “jooji lacagta aad uga tageyso Blackhall Colleiry”

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...