Halkan Sabab Awgeed..Ha Isku Cabin Biyaha Roobka

-

Waxaa Bilowday Xill Robaadka Deyrta taasi oo ka dhigeysa Biyaha roobka kuwa si fudud looga heli karo waddooyinka, khubaradse waxa ay ka digayaan cabitaanka biyaha roobka.


Xaqiiqonews-Caafimaad

Biyaha Roobka waxa ay asal ahaan ka yimaadeen biyaha Wabiyada, harooyinka waadiyaasha imw, kuwaasi oo sameeyey uumi baxa dabadeena isku aruursaday cirka ka hor inta aysan roob ahaan dib dhulka ugu soo laaban.

Sida Xaqiiqonews Ay ka soo xiganeyso Website-ka “alayam” , maadaama sanadahan dambe hawada ay aad u wasqeysantahay, waxa ay biyahani hawada ka soo xambaareen maadooyin dhib ku noqon kara badqabka qofka.

Sidoo Kale Aqri Yaa Ku Fiican Cibitaanka Biyaha Kulul iyo Kuwa Qabow?

Dr mohamed Nabil oo bare ka ah jaamacadda Qaahira waxa uu leeyahay “biyaha marka ay ku soo laabtaan dhulka waxa ay ku darmayaan jeermiska iyo bikteeriyadii dhulka taasi oo qofka ku keeni karta dhibaatooyin caafimaad.

Khubarada Caafimaad ayaa ku talinaya in qofka uu aado goob caafimaad isla marka uu isku arka caalamadahan hoos ku qoran

  1. Matag Soo noqnoqda
  2. Qunfac daran
  3. heer kulka jirka oo kor u kaca
  4. Xanuun xagga caloosha ah

Dr Moxamed Nabil waxa uu ka digayaa in dadka guryahooda iskaga qaataan “anti-biotic” iyaga oo aan booqan wax dhaqtar, sidoo kale waxa uu ku talinayaa in aan lagu dabaalan biyaha roobka.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...