Halkan Sabab Darteed Axmed Madoobe Oo Quus Taagan

Musharixiinta mucaaradka ee Jubbland ayaa ku jira diyaar garowgii ugu dambeeyey ee lagu doonayo in isbadal siyaasadeed oo lagu sameeyo Jubbland.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Wararkii ugu dambeeyey ee Kismaayo ka imaanaya ayaa sheegaya in uu socdo qorsho musharaxiinta isbadal doonka ah ay wadaan, kaasi oo lagu mideynayo fikirka musharaxiintaas.

Sida ay xogta sheekeyso, musharaxiinta ayaa doonaya in ay iska soo dhax doortaan hal musharax si loo mideeyo codkooda, taasi oo hadii ay suuragasho noqon karta nabar xoog leh oo mar kale wajiga ka haleelay hogaamiye Axmed Madoobe.

Sidoo Kale Aqriso:Xil-Jeesow-oo-ku-baaqay-in-Axmed-Madoobe-la-soo-qabto

Axmed Madoobe oo mudda 8 sano ah soo maamulaayey Jubbland ayaa doonaya markale in uu xilka sii qabto, taasi oo ah mid si weyn ay uga oo horjeedaan dhamaan beeelaha Dagga Jubbland.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA