Harun Macruf Oo Lala Damacsanyahay Shirqool La Mid ah Kii jamal khashoggi

-

Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya NISA ayaa sheegtay in ay qaadi doonto tallaabo sharci ah oo ka dhan ah Haaruun Macruuf, iyadoo ku eedeysay waxa ay ugu yeertay “Falal ka dhan ah amniga qaranka”.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

” NISA waxay talaabada sharciga ah ee ku haboon ku qaadaysaa Harun Macruf,” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay NISA iyaga oo intaasi ku daray in Haaruun Macruuf uu u kacay xiriiro khatar ku ah amniga Qaranka iyo falal ka baxsan anshaxa warbaahinta.

Haaruun Macruuf ayaa idaacadda codka Mareykanka Voa-da u qaabilsan barnaamijka “galka baarista” kaasi oo inta badan ka warama wararka la xariirka aminga iyo Alshabaab.

Sidoo Kale Aqr..Sir..CIA-da Oo Markii ugu Horeysay Furatay Ciwaankii Ugu Horeeyey ee Instirgam ah

Lama oga sababta rasmiga ah ee NISA ay u bartilmaameedsaneyso Haaruun Macruuf, hase yeeshe xoge hoose ayaa sheegaya in khilaafka uu salka ku haayo loolan xagga wararka oo ka dhaxeeya Voa-da iyo Aljaziira.

Haruun Macruuf iyo Sirdoonka

Barnaamijyada uu tabiyo Haruun Macruuf ayaa inta badan lugaha la gala falal xiriir la leh sirdoonka, taasi ayaana loo badinayaa in ay keentay isku dhacan markii ugu horeysay dhaxmaray Haaruun iyo NISA.

Waxaa jira warar aysan Xaqiiqonews xaqiijin karin kuwaasi oo sheegaya in Haaruun Macruuf uu xiriir toos ah la leeyahay sirdoonka gudaha Mareykanka ee FBI iyo hay’adda sirdoonka CIA-da.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...