Haweeney Dhimatay Oo Ka Sheegeysay Wixii Ay Soo Aragtay !!

-

Tina Heinz Waxa ay ku jirtay xaalad caafimaad oo heersare ah ka hor inta uusan qaban wadna xanuun iyada oo la socota ninkeeda meel u dhaw gurigeeda oo ku yaala Arizona Mareykanka.

Xaqiiqonews-Caafimaadka.

Tiina waxa ay ku dhawaatay in ay dunida macsalaameyso inkastoo kooxda gurmadka deg dega ah isku dayeen in ay badbaadiyaan, wadnaheedana shaqada lagu soo celiyey lix mar ka hor inta aan la dhigin isbitaalka.

Sid Xaqiiqonews ay soo tarjuntay, Tiina waxa ay noolasha ka maqneyd 27 daqiiqo, oo ay awoodi weysay in ay sameyso wax dhaqaaq ah.

Markii ay soo miyirsatay ka bacdi, dhaqaatiirta ayaa ka dalabaday Tiina in ay ka sheegeyso wixii ay soo aragtay si loo diwaangiliyo.

Tiina ayaa ugu horeyn far aan la fahmeyn ku qortay “in Janada ay tahay Run”

Iyadoo Intaasi ku dartay in ay soo aragtay “Ciise Masiixi” waxa ayna sheegtay in dhimashadeeda iyo ku soo laabashada dunida in ay u sii kordhisay Iimaan.

Sheekada ayaa caan noqtay, dad badan ayeyna saameeyeysay, gaar ahaan gabar ay dhashay habar yarteed ayaa gacanta ku soo qoratay taatuu”tattoo” waxa ay taatuuka ku muujisay erayada ay sheegtay ina habaryarteed ee geerida ka soo laabatay

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...