Haweeney xoghaye u ah farmaajo oo sheegtay in aysan somaali aheyn kuna soo qortay boggeeda facebook “waxaan ahay……”

-

Xogheynta gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dood weyn ka dhalisay baraha bulshada ku xiiriirto, kadib markii soo dirtay qoraal fasir badan yeeshay.
Nimca Ciise oo ah xogheynta Farmaajo, horena u ahayd weriye ka tirsan Radio Hargeysa ayaa qoraal ay soo dhigtay barteeda FB ku sheegtay in shaqo kasta oo ay heyso aysan waxba ka bedeli karin inay tahay Somaliland.
“Shaqo kasta oo aan hayo macnaheedu maaha iney i badaleyso. (Waxaan ku faanayaa inaan ahayn reer Somaliland) -… I’m very proud to be a Somalilander..”a ayay qoraalkeeda ku sheegtay xogheynta madaxweyne Farmaajo kooxda Farmaajo uga soo biirtay magaalada Hargeysa.

Qoraalkan ayaa keenay in taageerayaasha Somaliland ay si weyn u bogaadiyaan oo fursad u arkaan inay Nimca aamisan tahay Somaliland. Dad kale ayaa ku dooday in Nimca ay aaminsan tahay kala goynta Soomaaliya, kana soo horjeedo midnimada Soomaaliya, taasoo halis ku ah shaqada ay madaxtooyada ka heyso.
Dad aad u fara badan ayaa eedeeyay Nimca, halka qaar kale ay ku doodeen in ereyga Somalilander aanu muujineyn kala goyn lana mid yahay Puntlander, macnihiisuna yahay degaanka qofku kasoo jeedo.

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

Wararka U Dambeeyey

Muuqaal..Maxay Rakaabkan Diyaaradda U Riixayaan?

Muuqaal ka mid ah kuwa ugu cajiibsan, dalka Nepal waxaa baraha bulshada lagu baahiyey diyaarad ay rakaabka dabada ka...

Hadii Aad Aragto Riyooyinkan..Dhaqso Dhaqtar U Tag

Khubarro ka tirsan xarunta "Sleep cycle center" ee fadhigeedu yahay gobolka Teksas ee Mareykanka ayaa sheegay in riyada ay...

Dilka Shacabka Oo Lagu Tartamaayo!

Rasaasta ciidanka Df-ka ayaa dishay 3 qof oo shacab ah gudaha magaalada Muqdisho, halka gantaal hoobiye ah oo ...

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...