HD muuqaal: Daawo Dagaal Toos ah alshabaab Iyo Ciidanka Jubbland oo Gacmaha Isla galay

-

Alkata’ib oo ah hey,adda Al Shabaab u baahisa muuqaalada Propogandada ah ayaa faafisay Filim cusub oo ku saabsan dagaalkii xooganaa ee bilo ka hor ka dhacay deegaanka Buula Guduud duleedka magaalada Kismaayo.

Video-ga oo ladaawan karo muddo 18 daqiiqa ah ayaa lagusoo bandhigayaa ciidamada Xarakada oo dagaallo culus tuulada Buula Guduud kula gelaya ciidamada maamulka Axmed Madoobe ee Mareykanka iyo Kenya tababareen.

Muuqaalkan oo loogu magac daray ” واغلظ عليهم” (ku ad adkow” ayaa muuqaal guud ka bixinaya dagaalkii Buula Guduud waxaana muuqaalka lagu daawan karaa labada dhinac oo gacmaha iskula tagay ka dib markii dagaalka qaraaraaday buuq iyo qeylana goobta ayey ka dhalatay.
http://Halkan Ka Daawo Muuqaalka>MP4

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...