Hees Cusub OO Farmaajo Laga qaaday “Hordhigga Mooshinka Uu Ku Tago”

La Wadaag Asxaabtaada

Sanad iyo laba bilood ka dib Waa sidee taageeridii Shacabka ee Madaxweyne Farmaajo?

“waan ku siranay !” ayey dadka qaar kugu jawaabayaan marka aad weydiiso su,aashan, kuwa kale ayaa iyagana la soo boodo “Qof danbe ma aaminaayi !”  hase ahaate kuwa isku daya in qaboojiyaan xaaladda kacsan ayaa waxa ay yiraahdaan “Madaxweynaha waxaa qalday dadka la shaqeeya laakiin qalbikiisa wuu fiicanyahay”.

Heeso Cusub ayaa dhawaan waxa ay dhulka ku jiideen Farmaajo , waxaana heestan lagu baahiyey Youtube-ka ay ka mid tahay heesaha laga qaaday sida  farmaajo dadka ugu soo horjeysteen.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada