Heesta “Afqalaad aqoontu Miyaa” Oo Miraheeda Danbi Lagu Tilmaamay iyo Abwaan Dib U farsameeyey

-

Heesta a”Afqalaad aqoontu miyaa” waxaa miraheda sameeyey Alaha U naxriiste Abwan Cali Sugale waxaana heesta Qaadaya Si wadjir Xalimo Khliif magool iyo Xasan Diiriye Alaha U naxariista dhamaantood.

heesta waxaa la sameeyey Waqtigii Ololihii Reer miyiga Lagu Bari jiray Afsoomaliga 1974-kii.

Ka dib markii ay soo baxday heesta ayaa dadka wax falanqeeya waxa ay soo sareen Erayada qaar ee heesta Oo danbi Ku ah Caqiidada Islaamka waxaana heesta ka mid ah.

Afqalaad aqoontu miyaa
Maya maya Ma ahee
waa Intuu qofba eeba Galshaa
Ayey nala tahay Annagee
Ma ogtahay Dib looma Abuura Naftee !!!!

Qeybta igu danbeysa ayaa abwaanka waxaa uu leeyahay”Dib looma abuuro Nafta !” kalimadaasi oo muran weyn dhalisay hase ahaate markii Cali sugale wax laga weydiiyey arintaasi waxa uu ku jawaabay”waxaan kala jeedaa Dib looma abuuro naftee(Dib looma abuuro Afka qalaad) oo aan kala jeeday in aan dib loogu laaban afkii qalaad ee wax lagu qori jiray”

Si kastaba ha ahaatee Heesta “Afqalaad aqoontu Miyaa” ayaa ka mid ah heesaha loogu dhageysiga badanyahay marka ay timaado waxbarashada balse dadka inta badan isma weydiyaan micnaha reyada heesta.

Qeybta hoose ka dhageeyso Heesta oo Dhameystiran

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...