Heestan Ayey H. Waaberi Ku Garbaasheen Axmed Madoobe.

-

Waxaa laga yaaba dadkii sameeyey ama ku heesay in ay dhulka ka hooseeyaan, hase yeeshee wili waaa hees dab ah,taasi oo si cad ula talineysa dad wali saaran dhulka korkiisa.

Xaqiiqonews-Muuqaalo

Waa mahadsanyihiin Soomaalidii hore, waxa ay noo dhaafeen sugaan iyo taariikh dhaxalgal ah.

Erayada heesta waxaa ka mid ah “Dhiig miirad in uu dhamaado isku dhogor ahaanaa loo dhaqaaqee, kii dhuumanaayee dhabarku muuqdoow, waa dharaar lagu dhowrayee dadkaaada dhinac ka raac”.

Sidoo Kale Aqri:Sidan Ayuu Axmed MAdoobe Kaga Badbaaday Duqeyn Diyaaradeed Oo Lala Beegsaday!

Wararka U Dambeeyey

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...